Xafladii caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo soo gebagebowday (Sawirro)

Xafladii caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa caawa  1:30 saq dhexe ee habeenimo  lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe Madaxda Qaranka, kuwa dowlad goboleedyada, siyaasiyiin kala duwan oo ay ku jiraan kuwa mucaaradsan dowlada federaalka, wakiilada beesha caalamka iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay munaasabadan oo aheyd mid si … Continue reading Xafladii caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo soo gebagebowday (Sawirro)